Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yemen: 2 Million oo Caruur ah oo Gaajo u Dhimanaya


In ka badan laba milyan oo carruur ah oo u dhashay dalka Yemen ayaa qarka u saaran in ay macaluul u dhintaan sanadkan 2021ka.

Warkan ayaa waxaa Jimcihii shalay shaaca ka qaaday hay’addaha Qaramada midoobay u qaabilsan Gargaarka.

Arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo uu isbedel ku yimid siyaasadda dowladda Maraykanka ee ku aaddan dagaalka Yemen.

Faahfaahinta warkan waxaa warbixintan ka diyaariyay Xuseen Barre

Warbixin Xaalada Yemen
please wait
Embed

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00


XS
SM
MD
LG