Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhallinyaro laga sii Daayey Xabsiga Hiiraan


Hiiraan

Maxkamadda Gobolka Hiiraan ayaa shalay xabsiga kasii deysay dhallinyaro 6 ah oo rag iyo dumar isugu jira, kuwaas oo maxkamaddu ay sheegtay in eedihii loo heystay ay sal yeelan waayeen.

Hadda maxay aheyd eedaha dhalinyaradan lagu soo oogay yaase xiray? Jacfar Kukay ayaa warbixintan innooga diyaariyay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:09:15 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG