Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maamulka Kismaayo oo ka hadlay dilal iyo qaraxyo dhacay


Kismaayo

Xili maalmihii ugu dambeeyay ay magaalada Kismaayo ka dhacayeen dilal iyo qaraxyo saameyn ku yeeshay bulshada magaalada ayaa waxaa arrintaasi ka hadlay maamulka dagmada Kismaayo.

Maamulka ayaa sheegay inay socdaan howlgallo ammaanka lagu xaqiininayo iyo baaritaanno la xariira kooxaha geysanaya falalka amni darrada ah.

Wariyaha VOA-da Aadan Maxamed Salaad ayaa arrimahaasi ka waraystay Cabdullaahi Maxamed Cabdi, oo ah gudoomiye ku xigeenka dhinaca amniga ee magaalada Kismaayo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG