Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu sharcigu ka qabaa muddo xileedka dhamaaday ee Farmaajo?


Farmaajo
Farmaajo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxaa maanta ka dhammaaday muddo xileedkiisa iyadoo aysan jirin heshiis laga gaarey hanaankii doorashada ee Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaamiyayaasha mucaaradku waxay sheegeen inaysan madaxweyne u aqoonsanayn Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Dhinaca kalena, labada Aqal ee baarlamanka ayaa bishii Sebtember ee sannadkii hore ansixiyey qaraar dhigaya in hay’adaha dastuuriga ee xilligan jira ay xilka sii haynayaan illaa lasoo doorto hay’adihii beddeli lahaa.

Haddaba sharcigu muxuu qabaa? Su’aashan yo kuwo kale ayaa Falastiin Axmed Iimaan ay hordhigtay sharci-yaqaan Cabdiwaaxid Cusmaan Qalinle oo ku sugan gobolka Minnesota.

Muxuu sharcigu ka qabaa muddo xileedka dhamaaday ee Farmaajo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:40 0:00



XS
SM
MD
LG