Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda dalka ee iminka


Xasan Sheekh
Xasan Sheekh

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa waxaa maanta ka dhammaaday muddo xileedkiisa iyadoo aysan jirin heshiis laga gaarey hanaankii doorashada ee Soomaaliya.

Haddaba xaaladdan siyaasadeed ee cusub ee waddanku galay iyo mowqifka mucaaradka ayaan ka waraysanay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Midowga Musharraxiinta.

Falastiin Axmed Iiman oo kula xiriirtay Khadka telefoonka ee Muqdisho ayaa ugu horrayn weydiisay qiimayntiisa muddo-xileedka dawladda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wareysi: Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda dalka ee iminka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:12 0:00


XS
SM
MD
LG