Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa Farmaajo u qabsoomay afartii sano ee tagtay?


Farmaajo
Farmaajo

Maanta oo ay taariikhdu tahay 8-da February waxaa ku eg muddo-xilleedka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, oo la doortay February 8 2017.

Golaha Midowga Musharrixiinta Soomaaliya ayaa sheegay xalay inaysan u aqoonsanayn Maxamed Cabdullaahi farmaajo inuu yahay madaxweynaha Soomaaliya laga billaabo 8-da Febraayo.

Ilaa haatan jawaab degdeg ah kama soo bixin dhinaca xarunta madaxtooyada Soomaaliya ee Villa Somalia, oo ku aadan arrintan.

Arrintan ayaa imaneysa ayada oo toddobaadkanna madaxda dawladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ay ku guuldarraysteen inay heshiis ka gaaraan doorashada.

Haddaba warbixintan waxaan ku eegaynaa qiimaynta muddadii uu xilka hayey madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Maxaa Farmaajo u qabsoomay afartii sano ee tagtay?
please wait

No media source currently available

0:00 0:13:32 0:00


XS
SM
MD
LG