Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay ka dhigan tahay muddo xileedka dhamaaday ee Farmaajo?


Afar sano ayaa ka soo wareegtey markii la doortey madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana uu muddo xileedkiisu dhamaaday iyadoo aysan jirin heshiis laga gaarey hanaankii doorashada ee Soomaaliya.

Waxay taasi ay ka yara beddalan tahay nidaamkii 20-kii sano ee u dambeeyey uu dalku ku socdey. Sidoo kale waxa ay muddo xileedkan dhamaadey uu ku soo beegmayaa xasarad siyaasadeed iyo isfaham la’aan ka dhex taagan milkiilayaasha siyaasadda, madaxda maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe oo aan heshiis ka gaarin nidaamka doorashada.

Hadaba Maxaa loogu yeerayaa madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo kadib 8-da February? Muxuu dastuurka dalku qabaa? Sideese looga fogaan karaa firaaq siyaasdeed iyo mid awoodeed?

Falastiin Axmed Iiman ayaa arrintan ku eegeysa warbixintan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG