Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Cabdullaahi Axmed Cadow: Dalka ma geli karo firaaq siyaasadeed


Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Mareykanka, Cabdulaahi Axmed Caddow ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo muddo xileedka ka dhamaaday qaar ka mid ah hay’adaha Soomaaliya ayada oo aanay dalka aanay doorasho ka dhicin.

Cabdullaahi Axmed Caddow, oo sidoo kale laba goor soo noqday musharax madaxweyne, ayaa sheegay in firaaq siyaasadeed uusan dalka gali karin, muhiimna ay tahay in xal la gaaro.

Cabdullaahi Axmed Caddow ayaa asagoo ku sugan gobolka Virginia ee duleedka magaalada Washington u warrmay Sahra Cabdi Axmed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG