Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Axmed Madoobe ka yiri Fashilka Shirkii Dhuusamareeb?


Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan Madoobe ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Dhuusamareeb waxa uu madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay in uu mas’uul ka ahaa in guuldarro uu ku dhammaado shirkii Dhuusamareeb ee madaxda Soomaalidu ay uga hadlayeen muranka doroashada.

Warbixintan waxaa Dhuusamareeb ka soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Axmed Madoobe oo DFku eedeeyay fashilki shirkii Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG