Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhuusamareeb: Dagaal Dhex Maray Alshabab iyo Ciidanka Dawladda


Waxaa xalay duleedka Dhuusamareeb ka dhacay dagaal xooggan oo dhex maray ciidamada dowladda iyo Malayshiyaad Karitsan Al Shabaab.

Werarka oo ku bilowday hobiyaal ay shababka ku garaaceen magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa xigay werar ay ku qaadeen fariisin ciidanka dowladdu ay kuleyihiin duleedka magaalada

Waxaa haatan daggan xaaladda aaggii lagu dagaallamay. Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa weerarkii xalay iyo hadda xaaladdu sidey tahay uga warramay wariyaheenna C/waaxid Macallin Isaaq.

Dhageyso Weerarka Alshabab
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00


XS
SM
MD
LG