WASHINGTON —
Barnaamijka Bandhigga VOA-da waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay qorsheyaasha madaxweynaha cusub ee Maraykanka Joe Biden uu soo bandhigay muddadii uu xilka hayey iyo sida ay u saamaynayaan bulshada Mareykanka. Waxaa soo jeedineysa Sahra Ciidle Nuur.