Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Carruur jadeeco iyo shuban biyood ugu geeriyootay Jubada Hoose


Kismaayo

Caruur ka yar yar da’da shan sano jirka oo si ba’an uu u hayo xanuunka shuban biyoodka ayaa laga keenayaa degmooyinka gobolka Jubbada Hoose ee Jamaame iyo Badhadhaadhe, kuwaasoo qaarkood lagu dabiibayo isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo.

Deegaanada xanuunaddan ay ka dillaaceen ayaa la sheegay in caruur ku dhow 10 ay ku dhinteen, waxaana ka mid ah degmada Jamaame.

Warbixin la xariirta arrinkaasi waxaa magaalda Kismaayo kasoo direy wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG