Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Biixi oo cayimay maalinta doorashada Somaliland


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta soo saaray xeer madaxweyne kaasi oo uu ku cayimay maalinta ay dhacayso doorashada Wakiilada iyo Deegaanka.

Amarkan ayaa imanaya ayada oo dhowr mar ay dib u dhaceen doorashooyinka balse ugu dambeyn ay dhowaan heshiis buuxa ka gaareen xisbiyada Somaliland.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Muuse Biixi oo iclaamiyey maalinta doorashada Somaliland
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:46 0:00


XS
SM
MD
LG