MUQDISHO —
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka ka furmay magaalada Dhuusamareeb.
Cabdi Xaashi ayaa sheegay in Aqalka Sare aan wax tixgelin ah aan laga siin shiirkaas, ayada oo Aqalkan markiii horeba loo dhisay inuu matalo maamul goboleedyada.
Cabdi Xaashi ayaa doonayey inuu shirkaas ka qeyb-galo si uu u matalo gobollada waqooyi, hase yeeshee codsi uu u diray madaxaweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaan laga soo jawaabin.
Wariyaha VOA-da Xassan Kaafi Qoyste ayaa warbixintan Muqdisho ka soo diray.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available