Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Hoobiyeyaal lagu ganay magaalada Dhuusamareeb


Wararka ka imanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in habeenkii xalay magaalada hoobiyeyaal lagu weeraray.

Wararka horudhaca ah ayaa sheegaya in 4 qof ay ku dhaawacmeen weerarkaas saqdii dhexe ee xalay magaalada lagu qaaday.

Magaalada waxaa ku sugan madaxda dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo kuwa maamul goboleedyada, oo halkaas uu shir uga furmayo.

Haddaba wararka hoobiyeyaasha iyo sida ay u saameeyeen shirarkii magaalada ka socday ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay wariyaha VOA-da ee gobolada dhexe, Cabdiwaaxid Macallin Isaaq oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

Dhageyso Duqeymaha Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG