Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxda Soomaalida oo uu shir uga furmayo Dhuusamareeb


Madaxda Soomaalida
Madaxda Soomaalida

Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug waxaa si weyn uga socota qaban-qaabada shirka Madaxda Dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Waxaa maanta gaaray magaalada qaar ka mid ah madaxdii shirkan ka qeyb gali laheyd, iyadoo ammaanka magaalada si weyn loo adkeeyay.

Shirkan ayaa waxaa ku baaqay madaxweyne 30-kii bishan, kadib kulan uu Muqdisho kula yeeshay wakiilada beesha caalamka.

Wariyaha VOA-da Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq ayaa warbixintan kasoo diray magaalada Dhuusamareeb.

Madaxda Soomaalida oo uu shir uga furmayo Dhuusamareeb
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:21 0:00


XS
SM
MD
LG