Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay yihiin dal-daloolada amni ee sababay weerarkii Hotel Afrik?


Qarax Hotel Afrik
Qarax Hotel Afrik

Qarax xooggan iyo weerar ay fuliyeen rag hubeysan oo xigay ayaa shalay gelinkii dambe lagu qaaday hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde.

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka.

Weerarkan ayaa imanaya xilli ay mas’uuliyiinta amniga ee dowladdu sheegeen in amniga magaalada ay wax weyn ka qabteen oo la yareeyey weerarada Al-Shabaab ay geysan jireen.

Haddaba maxay ahaayeen dal-dalooladii dhinaca amniga ee sababey weerarkan, maxaase laga baran karaa? Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan arrimahan ku eegeysa.

Maxay yihiin dal-daloolada amni ee sababay weerarkii Hotel Afrik?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:27 0:00


XS
SM
MD
LG