Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kumuu ahaa Jeneral Maxamed Nuur Galaal?


Jeneral Galaal
Jeneral Galaal

Allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa saraakiisha ugu caansan Soomaaliya ayaa ka mid noqday dadkii ku dhintay weerar ay kooxda Al-Shabaab ku qaadeen hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho.

Hoteelka Afrik, oo ku yaalla waddo aada garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde, ayaa waxaa albaabka laga galo ka dhacay qarax xooggan kadibna waxaa gudaha u galay dabley Al-Shabaab ah, kuwaas oo hoteelka ku dilay dad u uku jiro Galaal.

Wariyaha VOA Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa taariikh nololeedka Marxuum Galaal ka waraysatay Jeneral Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde, oo ay aad iskugu dhawaayeen marxuumka.

Kumuu ahaa Jeneral Maxamed Nuur Galaal?
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:49 0:00


XS
SM
MD
LG