Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Duqeyn ka dhacday Bakool iyo ciidamada Ethiopia oo qarax lala beegsaday


US drone strike

Xubno ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday deeggaano ka tirsan gobolka Bakool.

Dhinaca kale, maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab ayaa qaraxyo la beegsaday kolonyo baabuur oo ay wateen ciidamada Ethiopia oo marayay waddada xiriiria degmada Ceelbarde iyo magaalada Xudur.

Warbixintan waxaa gobolka Bakool ka soo diray weriyaha VOA Mukhtar Maxamed Catoosh.

Ciidamada Ethiopia oo lagu beegsaday Bakool iyo duqeymo ka dhacay
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:03 0:00


XS
SM
MD
LG