Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa laga filan karaa shirka Dhuusamareeb?


Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay waxuu ku dhawaaqey in la qabto shir deg deg ah oo ka dhici doona magaalada Dhuusamareeb, kaasi oo ay yeelanayaan isaga iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada.

Shirkan, oo uu madaxweynaha ku baaqay kadib markii uu Muqdisho kula kulmay wakiilada beesha caalamka, ayaa ujeedkiisu yahay in xal looga gaaro muranka ka taagan doorashooyinka Soomaaliya.

Haddaba maxaa la filan karaa inuu shirkaasi kasoo baxo? Weriyaha VOA ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixin arrinkaasi ku saabsan kasoo direy magaalada Muqdisho.

halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:01 0:00



XS
SM
MD
LG