Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu dambeeyay ee xiisadda Beledxaawo


Gedo
Gedo

Kadib dagaal toddobaadkii hore ay dad badan oo shacab ah ku geeriyoodeen oo ka dhacay gobolka Gedo, kaasoo dhexmarey ciidamo kala taabsacsan maamulka Jubaland iyo dowladda Soomaaliya, ayaa wali waxaa laga cabsi qabaa in mar kale ay xiisadda kasii darto.

Maamulka gobolka Gedo ee dowladda Soomaaliya iyo xubnaha uu ka mid yahay wasiirka Amniga ee Jubaland Cabdirashiid Janan ayaa wali sheegaya in colaaddu ay sii kordhi karto.

Warbixintan waxaa Kismaayo kasoo direy wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Warbixinta xiisadda Baladxaawo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:48 0:00


XS
SM
MD
LG