Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jubbaland oo soo Dhaweysay Warbixintii IGAD


Wasiirada Maamulka Jubbaland ayaa war ka soo saaray dagaaladdii dhawaan ka dhacay gobolka Gedo, iyagoo dhinaca kalena soo dhaweeyay warbixintii Guddigii IGAD ay ka soo saareen safarkoodii xaqiiqa raadinta.

Wariyaha VOAda Aaden Kismayo ayaa warbixintan Kismayo ka soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:34 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG