Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somalia: Kalsooni kuma Qabno Djibouti iyo IGAD


Warsaxaafadeed dheer oo ay habeenimadii xalay soo saartay wasaaradda Arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa si faahfaahsan looga hadlay warbixintii uu soo saaray Guddigii IGAD ee xaqiiqo raadinta ahaa.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay luntay kalsoonidii ay ku qabeen Djibouti iyo Igad, iyada oo ku gooddisay in ay waddo walba oo laga maarmaan ah ay u mari doonto difaaca xuduudeheeda. Warsaxaafadeedka wasaaradda waxaa soo aqriyay oo noo soo koobaya Jacfar Kukay.

Dhageyso War-saxaafadeedka Somalia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:49 0:00


XS
SM
MD
LG