Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland iyo Jubaland oo magacaabay guddiyo doorasho


Saciid Deni iyo Axmed Madoobe

War-murtiyeed ay si wada jir usoo saareen xaley saqdii dhexe maamullada Jubaland iyo Puntland ayey kusoo magacaabeen guddiyadii doorashada ee muddada laga sugayey.

Guddigan doorasho ee labada maamul oo ka kooban min sideed xubnood ayaa ah kuwa heer gobol, waxayna qeyb ka noqon doonaan guddiyadii ay horey usoo magacaabeen maamul goboleedyada kale.

War-murtiyeedyadooda waxaa soo akhriyey oo soo koobayo wariyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:08 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG