Isku xirrada

War Deg-Deg ah

30 sano kadib ridistii dowladdii kacaanka, xagee Soomaaliya ku socotaa?


Mohamed Siad Barre
Mohamed Siad Barre

30 sanno ayaa shalay ku buuxsantay, markii ay bur burtay dowladdii Militariga aheyd ee uu hoggaaminayay madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre.

Wixii xilligaasi ka dambeeyay waxa uu waddanku galay marxalad adag oo ah fowdo iyo kala dambeyn la'aan iyo sidoo kale dagaal sokeeye oo muddo dheer qaatay in xal loo helo.

Haddaba, 30 sano kadib Soomaaliya xaggee ku socotaa? Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa su'aashaas weydiiyay Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo muddo dheer ka shaqeynayay arrimaha bulshada rayidka ah iyo nabadda Soomaaliya.

Halkaan ka dhageyso wareysiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:10 0:00


XS
SM
MD
LG