Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa lagu soo ogaaday sahankii waxbarasho ee Somaliland?


Somaliland
Somaliland

Wasaaradda Waxbarashada Somaliland ayaa sheegtay in sahan waxbarasho oo ay sameeyeen ay ku ogaadeen in toddoba boqol oo degsiimo oo ka mid ah gobollada Somaliland aanay lahayn dugsiyo waxbarasho.

Haddaba Wasiirka waxbarashada Axmed Maxamed Toorno ayaa u waramay wariye Khadar Maxamed Cakule, wuxuuna ugu horeyn ka jawaabaya dugsiyo waxbarasho oo ka badan 30 oo ay dhisayaan cidda u maal galisay.

Maxaa lagu ogaaday sahankii waxbarasho ee Somaliland?
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:11 0:00


XS
SM
MD
LG