Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Nooca cusub ee Virus-ka COVID-19 oo dunida kusii faafaya


Nooca cusub ee Virus-ka Corona ee dabayaaqadii sanadkii 2020-kii lagu arkay dalka Britain ayaa si xawli ah ugu sii fidaya dunida.

Wadamada ku yaalla qaaradda Yurub ayaa dedaal xoogan ugu jira sidii ay uga hortagi lahaayeen faafitaanka noocan cusub ee Virus-ka, iyadoo muddo sanad ah lala tacaalayay COVID-19.

Dalka Norway ayaa lagu soo rogay xayiraado adag oo si gaar ah u samaynaya magaalada Oslo ee caasiamdda ah iyo sagaal degmo oo kale kadib markii ay dhawr qof ugu dhinteen xanuunka, in ka badan 20 qofna uu soo ritay noocan cusub ee Virus-ka.

Wadamada Sweden iyo Finland ayaa iyaguna xuduudahooda adkeeyay, islamarkaana soo rogay sharciyo cusub oo dhinaca guryaha ah.

Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan diyaarisay.

Nooca Cusub ee Coronavirus oo Dunida ku sii Fidaya
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


XS
SM
MD
LG