Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wasiir Xaniifa: Sharcigi kufsiga waxaa dib loo geyn doonaa baarlamanka


Xaniifa Xaabsade
Xaniifa Xaabsade

Haweenka Soomaalida ayaa mudooyinkii ugu danbeeyey dadaal ugu jiray helitaanka qoondadooda siyaasadeed ee boqolkiiba sodonka ah, waxaana Haweenku ay sheegeen in doorashada soo socota aanay ku qanci doonin wax ka yar saamigooda.

Hadaba doorashadan oo ah mid dadban, rajo intee la eg ayey dumarka ka qabaan in ay xaqiijiyaan qoondadaaasi?

Waxaa arrimahaasi iyo kuwa kale oo ku saabsan tacadiyada ay la kulmaan haweenka, iyo sharciga kufsiga ee aan weli la meel marin uu wariyaheena Muqdisho Xasan Kaafi Qoyste ka wareystay Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade oo ah wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha.

Wareysi: Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


XS
SM
MD
LG