Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Fiqi oo ka warbixiyey dagaallo culus oo ka dhacay Galmudug


Axmed Macallin Fiqi
Axmed Macallin Fiqi

Xaaladda deegaanada Bacaadweyne iyo Camaara oo ay dagaallo ka dheceen ayaa degen. Dagaalkan ayaa dhexeeyey ciidamada dowladda, kuwa Galmudug iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah, iyo maleeshiyada Al-Shabaab.

Warar laga helayo goobaha caafimaadka iyo dad ku sugan deegaano u dhow goobaha shaley lagu dagaalamey ayaa waxa ay sheegeen in khasaare nafeed uu ka dhashey dagaalka.

Wararka ay VOA heleyso ayaa sidoo kale sheegaya in ku dhawaad 20 qof ay ku dhinteen dagaalkaasi, dhaawacuna uu intaas ka badan yahay.

Wariyaheena Cabdiwaaxid Macalin Isaaq ayaa dagaalladaas ka wareystey wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi.

Wareysi: Wasiirka Amniga Galmudug
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:50 0:00


XS
SM
MD
LG