Maleeshiyada ururka Al-Shabaab ayaa xalay weerarro ku qaaday Saldhigyo ay ciidanka Amisom iyo militaiga Soomaaliya ay ku kala leeyahiin degmooyinka Buloburte iyo Jalalaqsi.
Ciidamada ayaa iska difaacay weerarkan lagu soo qaaday, sida ay wararku sheegayaan.
Faah-faahinta waxaa Beledweyne kasoo diray weriyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Facebook Forum