KISMAAYO —
Bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya biyo la’aan ka jirto magaalada, taasi oo saameyn ballaaran ku yeelatay dadka ku dhaqan magalada.
Arrintan ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiinta maamulka Jubaland, kuwaas oo sheegay inay wadaan qorshe wax looga qabanayo cabashada bulshada magaalada.
Biyo la’aanta ayaa ah tii ugu horreysay ee lagu arko magaalada Kismaayo, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta.
Wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad, ayaa warkan kasoo direy magaalada Kismaayo.
Embed
share
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available