Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dhibaato ka taaga Gedo oo xal loo raadinayo


Gedo
Gedo

Dadka beeralayda ah ee degan Jiinka Webiga Jubba ee tuulooyin hoos yimaado degmooyinka Luuq iyo Doolow ayaa la gaarsiiyey matoorada waraabiya wabiyada kadib markii ay saameyn xooggan ku yeelatey fatahaadii dhowaantan ku dhuftay deegaano ka mid ah degmooyinkaasi.

Dadka magaalooyinka qaarkood ayaa waxaa haysto dhibaatooyin xagga nolosha iyo caafmaadka, gaar ahaan caruurta yar yar.

Sahra Cabdi Axmed ayaa waxaa ay arrintan ka wareysatey Sheikh Maxamed Aadan Waadi oo ka socdo hay’adda Tacliinta iyo samafalka ka shqeyso ee Al-Raxmo.

Dhibaato ka taaga Gedo oo xal loo raadinayo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:30 0:00


XS
SM
MD
LG