Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Somaliland: Dadka Danyarta ah iyo Teknolojiga


Waxa Magalada Hargiesa lagu qabtay kulan lagu daah furayay hab casriya oo lagu caawinayo dadka danyarta ah ee dhaqaale ahaan ku tiirsan Hayada Care International, kaasi oo ah habka aqoonsiga codka, iyada oo ay fulinayso Shirkada Telesom.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:59 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG