Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Danjire Cabdikarim Cali Cumar oo Mareykanka ku geeriyooday


Danjire Abdikarim Ali Omar

ALLAH ha u naxariistee, waxaa shalay galab magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalkaan Mareykanka ku geeriyooday, safiirkii hore ee Soomaaliya u joogay Mareykanka, danjire Cabdikarim Cali Cumar.

Geerida danjire Cabdikarim, ayaa wariyaha VOA-da Cabdulqadir Samakab uu ka wareystay jeneral Maxamed Cusmaan Qaaddi oo marxuumka ay muddo dheer wada shaqeeyeen. Jeneral Qaaddi oo ku sugan gobolka Minnesota ayaa khadka tellefoonka uga warramay Samakaab.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:40 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG