Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sheekh Shariif oo ka hadlay muranka doorashada


Sheekh Shariif
Sheekh Shariif

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed oo maanta shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa nasiib darro ku tilmaamay in doorashooyinka dalka ay ka dib dhacaan waqtigooda.

Sheekh Shariif ayaa ku baaqay in la dhigo gogol nabadeed si heshiis wada ogol ah looga gaaro arrimaha doorashooyinka.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo muddo xileedka baarlamanka uu dhacay 27-kii December, halka madaxweyne Farmaajo ay u hartay wax ka yarsaddex toddobaad.

Warbixinta waxaa Muqdisho ka soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Sheekh Shariif oo ka hadlay muranka doorashada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:44 0:00



XS
SM
MD
LG