Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gudniinka Firconiga oo ku Yaraanaya Xeryaha Dadaab.


Xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa waxaa si joogto ah uga dhaca wacyi galin ku saabsan dhameynta gudniinka fircooniga ah ee gabdhaha kuwaasoo ay fuliyaan hay’ado aan dowli ahayn oo ka howl gala xeryaha.

Wacyigalintan ayaa kaalin ka qaatay in waalidiin badan ay ku dhiirradaan in ay gabdhahooda ka badbaadiyaan gudniinka fircooniga ah iyo dhibaatooyinka ku xeeran. Iyadoo dhinaca kalena, ay waalidiinta qaarkood wali aaminsan yihiin in gudniinka fircooniga ah uu badbaado u yahay gabdhaha, kaalina uu ka geysan karo astrutaantooda iyo sharaftooda gabarnimo.

Haddaba, maxaa waalidiinta qaar ee xeryaha Dhadhaab ku qanciyay inay ka gudbaan adeegsiga gudniinka fircooniga ah qaar kalena ay wali ugu qanci la’ yihiin inay ka gudbaan caadadan gudniinka?

Dhageyso Barnaamijka Qoyska oo ay Caasho Ibrahim Aden ku falanqeyneyso arrinan.

Gudniinka Firconiga oo ku Yaraanaya Xeryaha Dadaab
please wait

No media source currently available

0:00 0:11:38 0:00


XS
SM
MD
LG