Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ayax xaalufiyay dalagyadii beeraha ee gobolka Gedo


Ayax
Ayax

Ayax tira badan oo ku habsaday dhulbeereedyo ku yaala degaano ka tirsan gobolka gedo ayaa xaalufiyay dalagyadii beeraha ee gobolkaasi waxana sii kordheysa cabashada beeraleeyda ee gedo.

Beeraleyda Soomaalida oo kujira kasoo kabashada dhibaatooyinkii ay kala kulmeen fatahaadihii dalka dhacay sanadkii hore ayaa waxaa ugu sii darsamay waxyeellada Ayaxa.

Faahfaahinta warkan waxaa inoo haya Aadan Kismaayo.

Warbixinta Ayax gobolka Gedo
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:43 0:00


XS
SM
MD
LG