GAROWE —
Guddiga xalinta dhibatada suuqa iyo lacagaha ee Puntland oo dhowaan uu magacaabay madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulalahi Deni ayaa soo saray go’amo xal u noqon kara arrimaha la xiriira diidmada Shilin Soomaaliga oo saameyn ku yeeshay, ganacsiga deegaannadda uu ka arrimiyo maamulka Puntland.
Wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Garowe.