Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Islii oo ka cabanaya 'tacaddiyo lagu hayo'


Islii

Dadka ku nool xaafadda Islii ee magaalada Naiorbi ayaa cabasho xooggan ka muujinaya tacadiyo iyo dibaatooyin kala duwan oo ay xilliyadda habeenkii ay kala kulmaan ciidamada booliska ee magaalada Nairobi.

Dhibaatooyinkaas oo ah in ciidamadu ay jirdil garaac iyo sunta dadka ka ilmaysiisa ay u adeegsanayaan shacabka ku nool xaafadda Islii ka hor saacadaha bandowga.

Faahfaahinta warkan waxaa Nairobi kasoo diray Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:32 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG