Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka Somaliland oo lasoo gudbiyey


Muuse Biixi
Muuse Biixi

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa soo saaray maalinta ay qabanayaan doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo deegaanada.

Guddiga ayaa qoraalka taariikhda ay qabsoomayso doorashadu u gudbiyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, iyadoo sida sharciga doorashooyinku qorayo uu madaxweynuhu digreeto ku soo saari doono mudo15 cisho gudahood ah maalinta ay doorashadu dhacayso.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray weriyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

Taariikhda ay dhacayaan doorashooyinka Somaliland oo lasoo gudbiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


XS
SM
MD
LG