Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweyne Laftagareen oo tagay Magaalada Go’doonsan ee Xudur


Madaxweyne Laftagareen
Madaxweyne Laftagareen

Cabdulcaziz Xasan Laftagareen, madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia ayaa ku sugan magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo ah magaallo go’doon ku jirta oo ay ku hareeraysan yihiin maleeshiyada al-Shabaab.

Warbixin ku saabsan socdaalka mdaxweyne Laftagareen, ayaa waxaa magaalada Xudur kasoo doray Mukhtar Catoosh.

Halkaan ka dhageyso warbixinta
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:09 0:00




XS
SM
MD
LG