Isku xirrada

War Deg-Deg ah

James oo Swan Baydhabo Booqday


Baydhaba
Baydhaba

Madaxweynaha dowlad gobaleedka KG Somalia iyo wakiilka XQM u qaabilsan Somalia ayaa kawada hadlay arimaha Siyaasadda dalka oo ay Doorashadu ugu horreyso. Madaxda ayaa sidoo kale isla soo qaaday arrimo ay kamid yihiin Amniga iyo Gargaarka. Wakiilka XGQM oo Baydhabo booqday ayaa xusul-duub ugu jira sidii loo qaban lahaa doorasho hufan. Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan Baydhabo kasoo diray.

Dhageyso booqashada James Swan ee Baydhabo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:08 0:00


XS
SM
MD
LG