Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Bandhigga VOA: Go’aanka ay DF ku qabaneyso doorasho aan loo dhameyn


Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay muranka ka weli ka taagan doorashada Soomaaliya, ayada oo dowladda federaalka ay dhowaan sheegtay inay qabaneyso doorasho ay ka maqan yihiin maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Bandhigga VOA: Go’aanka ay DF ku qabaneyso doorasho aan loo dhameyn
please wait

No media source currently available

0:00 0:12:01 0:00


XS
SM
MD
LG