Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boosaaso: Boqolaal shacab ah oo xabsiyada lagu guray


Boosaaso
Boosaaso

Ciidamada Ammaanka ee magaaladda Boosaaso oo mudo 3 cisho ah hawlgal ka waday gudaha magaaladda Boosaaso ayaa waxay ku soo qab-qabteen boqolaal qof oo ka mid ah bulsahda qaybaheeda kala gedisan, kuwaas oo hadda ku xiran saladhigyada magalada.

Wariyaha VOA-da ee Boosaaso Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa faah-faahinta warkan soo dirtay.

Boosaaso: Boqolaal shacab ah oo xabsiyada lagu guray
please wait

No media source currently available

0:00 0:01:34 0:00


XS
SM
MD
LG