Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud


Axmed Shire Falagle
Axmed Shire Falagle

Wararka ka imanaya deegaanka Xersi Lugeey oo 7 kilo meter u jira magaalada Balanbal ee gobolka Galgudud ayaa sheegaya in maleeshiyo hubeysan ay shan qof oo rayid ah ku dileen deegaankaas.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in dilka loo maleynayo inuu daba socdo dil horey deegaankaa loogu geystay saraakiil ka tirsanaa ciidamada xoogga ee Soomaaliya.

Wariyaha VOA-da gobolka uga soo warramaya ayaa dhacdadan ka wareystay wasiirka warfaafinta ee maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle.

Galmudug oo ka hadashay dad shacab ah oo lagu dilay Galgaduud
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:32 0:00


XS
SM
MD
LG