WASHINGTON, D.C —
Gobolka Minnesota ee dalka Maraykaka, waxaa dhawaan laga furay xarun cilmi-baaris ah oo lagu magacaabo BAYAAN.
Madaxa xaruntan Sheekh Maxamed Shuceyb ayaa haddaba wariyaha VOA-da ee Minnesota Maxmuud Mascadde uga warramay ujeedada xarunta loo furay.
Facebook Forum