Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xaaladda deegaano ka mid ah J/Hoose oo walaac laga muujiyey


Kismaayo
Kismaayo

Maamulka gobolka Jubada Hoose ayaa walaac ka muujiyay xaalado bani’aadannimo oo laga soo sheegayo dagmada Xagar ee gobolkaasi, halkaasi oo ay caruur badani la il daran yihiin xanuuno kala duwan.

Faah-faahinta warkan waxaa soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Xaaladda deegaano ka mid ah J/Hoose oo walaac laga muujiyey
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:19 0:00


XS
SM
MD
LG