Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweeney ganacsato aheyd oo lagu dilay Boosaaso


Boosaaso

Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in haweenay ka mid ahayd ganacastada yaryar ee dharka ku iibisa suuqa Boosaaso uu maanta nin dablay ah uu toogasho ku dilay iyadoo ku sugan gudaha goobteeda ganacsi.

Ciidamada amniga magaalada ayaa la sheegay inay dad qabqabteen dilka.

Weriyaha VOA-da Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan kasoo dirtay magaalada Boosaaso.

please wait

No media source currently available

0:00 0:01:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG