Barnaamijka Ileyska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay oo uu isku dayayaa inuu ka jawaabo su’aalaha ku xeeran qandaraas bixinta shidaalka la tuhusan yahay inuu ku jiro Soomaaliya, ayada oo dhowaan uu baaqday kulan Muqdisho ka dhici lahaa oo heshiis lagula saxiixan lahaa shirkado. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.