Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Axmed Madoobe oo ka hadlay muranka ka taagan doorashada


Axmed Madoobe

Madaxweynaha maamul goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa maanta ka hadlay sida uu u arko go’aanka ay dowladda federaalka ku sheegtay inay doorasho ku qabaneyso.

Axmed Madoobe, oo maanta ku laabtay Kismaayo kadib maalmo u uku sugnaa Garoowe, ayaa sidoo kale ka hadlay wada-hadallo uu sheegay inay u socdeen dhinacyada isku haya siyaasadda dalka.

Weriyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad ayaa warbixintan soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:31 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG